Friday, December 13, 2013

naadiga akhriska himilo oo xafiiska ku qabilay agaasimaha dalada heer qaran ee sonyo

Dalada heer qaran ee soonyo oo uu hogaaminayey agaasimaha guud ee sonyo mud. siciid maxamed axmed iyo u qaybsanaha dhinaca ururada ee sonyo mustafe dayib c/laahi aya saaka oo sabti ahayd soo booqaday xafiiska naadiga akhriska himilo waxaa halkaas ku qabilay gudoomiye ku xigeenka nadiga sabaad maxamuud caabi iyo xubno naadiga ka tirsan oo wahelinayey iyo qoraa cali coomay, wadda hadal iyo gorfayn labadda dhinac ba ah waxa kulankaa la iskula qaatay arimo labadda dhinca ba ay kuwada shaqay doonaan mustaqbalka.

2 comments:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
    siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
    tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete
  2. Ma u baahan tahay deyn ganacsi si aad u balaariso ganacsigaaga? Miyaad leedahay credit credit xun oo aad rabto inaad xalliso? U diyaari deyn hadda annaga nala helno ansax ah. Waxaan deyn u siineynaa kuwa ku jira diiqadda maaliyadeed iyo sidoo kale kordhinta ganacsiga. Nagala soo xiriir annaga oo ansixino. Waxaan bixinaa dhammaan noocyada amaahda sida deyn shakhsiyeed, amaahda ganacsiga, amaahda amaahda amaahda, amaahda guriga iyo deyn bixinta. Nagala soo xiriir cinwaanka emailkaaga (consumerloanfirm@gmail.com)

    ReplyDelete